DAAWO:- Flim dhiiga iyo dhuuxa ku dhaqaajinaya oo laga sameeyey saxaafada Soomaalida, kana hadlaya

DAAWO:- Flim dhiiga iyo dhuuxa ku dhaqaajinaya oo laga sameeyey saxaafada Soomaalida, kana hadlaya

daajis.com:-Flim Documentary ah oo muujinaya hormarka saxaafada Soomaaliyeed ayaa lagu soo bandhigay dalka Koonfur Africa iyadoo Flimkasi si weyn loo soo qaabeeyey waxana ku jira murti iyo fariimo culus oo loo dirayo bulshada qeybaheeda kale duwan.

Flimkani oo dhiiga iyo dhuuxa ku dhaqaajinaya ayaa isugu jira qeybo badan oo la isku dheela tiray waana Flim Gaaban oo aad u xiiso badan.


Ururka ay ku midaysan yihiin dhamaan Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Koonfur Africa, Somali Journalists Association of South Africa oo marka magacooda lasoo gaabiyey loo yaqaano SOJASA ayaa soo bandhigay ee daawasho wacan.


HALKAN KA DAAWO VIDEO.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada