Daawo Heesta:- Dagaalka ka Dhex Dhalisay Fanaaniin Caana Oo Somaliyeed Iyo Dhiig Badan Oo Ku Daatay Heestan

Daawo Heesta:- Dagaalka ka Dhex Dhalisay Fanaaniin Caana Oo Somaliyeed Iyo Dhiig Badan Oo Ku Daatay Heestan

daajis.com:-Fanaanada Sahruuja ayaa ka carootay hees ay soo saartay Fanaanada Qaali Ladan taas oo micnaheeda lagu fasiray inay kula hadashay Sahruuja oo reer Wanlaween ah

Inkastoo heestaan shakiga badan ay sidoo kale ka carootay Fanaanada Hodan Afrika hadana waxay xambaarsan tahay fariin culus.

Dadka lafa gura micnaha erayada waxay ku fasireen in Fanaanada Sahruuja ku socoto maadama iyadoo reer Wanlaweyna noqotay gabar qabyaaladeeysan oo had iyo jeer ismooda inay Puntland ku dhalatay



HALKAN RIX OO DAAWO HEESTA

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada