Daawo :- MURAN Ka Dhashay Markii Universal Tv laga baahiyey Axmed Madobe oo Niikinaya “Dhuxul & Dhaanto

Daawo :- MURAN Ka Dhashay Markii Universal Tv laga baahiyey Axmed Madobe oo Niikinaya “Dhuxul & Dhaanto

daajis.com:-Waxaa Muran Xoogan ka Dashay Markii Tvga Universal Laga Soo Daayey Isagoo Dhaanto Ciyaaraya , Islamarkaan Hees Uqaadaya Dhuxusha Laga Dhoofiyo Magaalada Kismaayo.

Masuuliyiinta Sare ee Maamulka Juba Ayaa Arintaan ku Tilmaamay Arin Meel ka Dhac Shaqsi Ah Iyadoona Xaalada Ay Haatan Meel Xun Gaadhay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Tvga Universal Ayaa Dhowaanahanaba Waday Baranamij Lagu Weerarayo Shaqsiyaad Gaar Ah, Waloow Aana Wali Lagu Waraysan Qaar Badan oo Kamida Madaxda Soomalid


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada