Daawo Sawirada:- 50 Cent iyo Meryl Streep oo kulmay,.

Daawo Sawirada:- 50 Cent iyo Meryl Streep oo kulmay,.

daajis.com:-Fanaanka caanka ku ah heesaha Rap-ka ee reer Mareykan 50 Cent  ayaa la kulmay xiddigta caanka ah ee Meryl Streep, eyadoo warbaahinta qaar ay ku tilmaameen kulanka labadaan xiddig mid cajiiba.

Meryl Streep iyo 50 Cent ayaa isku arkay garoon lagu daawanayay cayaar kulul oo dhaxmartay kooxaha "New York Knicks" iyo  "Los Angeles Lakers".


Kulanka Cent iyo Meryl  ayaa ahaa mid lama filaana, laakiin waxa uu noqday kulan si run ah u dhacay oo labada xiddig kuwada baashaaleen.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada