DAAWO SAWIRRO:- Munaasabadda Xuska Nabigeenna Muxamad NNKH oo lag qabtay Xarunta Villa Somalia

DAAWO SAWIRRO:- Munaasabadda Xuska Nabigeenna Muxamad NNKH oo lag qabtay Xarunta Villa Somalia

daajis.com:-Munaasabada xuska Nabageenna Muxamad NNKH ayaa saaka lagu qabtay xarunta madaxtooyada Qaranka ee magaalada Muqdisho.Munaasabadda xuska Nabadiga ayaa waxaa ka qeybgalay saraakiil ka tirsan ciidamada XDS, waxaana soo qaban qaabiyay munaasabadaasi ururka 60-aad ee Madaxtooyada Qaranka Soomaaliyeed.

Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Qaranka Soomaaliyeed  Cabdi Muxumed Axmed Maalin oo ka qeybgalay munaasabadaasi, kana hadlay halkaasi ayaa ciidamada XDS ku amaanay muxibada iyo kalgacalka ay u qabaan Nabeenna Muxumad NNKH. Isagoo wax aad u wanaagsan ku tilmaamay xuska Nabigeenna NNKH.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada