DAAWO VIDEO:- Nin la baxay Mad Dog oo cunay Hilibka Qof Muslim

DAAWO VIDEO:- Nin la baxay Mad Dog oo cunay Hilibka Qof Muslim

daajis.com:-Dhacdadan naxdinta badan leh ayaa ka dhacday mid ka mid ah magaalada Bangui ee Jamhuuriyada Afrikada Dhexe oo dagaal diineed xun uu ka ka socdo.

Ouandja Magloire oo isku magacaabay Mad Dog, kana mid ah dadka haysta diinta Kirishtaanka ayaa si naxariis daro ah u cunay hilibka nin Muslim ah, kaas oo sheegay inuu aargoosi awgeed u samaynayo ficilkaas.

Telefishinka BBC ayaa baahiyay muuqaal naxdin badan oo ninkan iyo dad kale ay ku weerarayaan nin Muslim ah oo ay kala soo degay gaari Bas ah, kadibna cad cad u jareen, dabadeedna Ouandja Magloire uu ka goostay mid ka mid ah lugahiisa kadibna cunay.

Dhacdadani ayaa argagax ku beertay dad badan, iyadoo uu sii socdo aargoosiga dagaal diineedka ee Jamhuuriyada Afrikada Dhexe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada