DAAWO VIDEO:- Turkiga oo Soomaaliya ka hir geliyay iskuulkii ugu horeeyay oo magacooda wata

DAAWO VIDEO:- Turkiga oo Soomaaliya ka hir geliyay iskuulkii ugu horeeyay oo magacooda wata

daajis.com:-Dowalda Turkiga oo ah dadka kaliyah ee u istaagay in uu wax u qabto Shacabka Soomaaliyeed ee dhibaateysan oo maanta u baahan in si dhab ah loo garab taago waxuuna ka dhabeeyay arinkaa.

Turkiga howlaha uu Muqdisho ka wado qof walba oo muwaadin Soomaaliyeed wuu og yahay balse waxuu sameeyay ma ahan oo kaliyah in uu dhiso wadooyinka Muqdisho, balse waxaa ka mid ah iskuul cusub oo ay Muqdisho ka dhiseen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada