Dhageyso:- Tarsan oo dagaal qarsoodi ah ku bilaabay Dowladda Xassan

Dhageyso:- Tarsan oo dagaal qarsoodi ah ku bilaabay Dowladda Xassan

daajis.com:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Soomaliya Maxamuud Axmed Nuur tarsan ayaa ka dalbaday dowladda Xassan Sh. In sida ugu dhaqsiyaha badan ay Xuduud ugu sameyso Muqdisho.

Tarsan ayaa sheegay in loo baahanyahay in Federaalka laga bilaabo Magaalada Muqdisho.

“ Wasiirada waa qasab in ay dagaan guryaha ku yaala Dayniile iyo Suuqa Xoolaha “ hadii kale aysan Muqdisho nabad noqon doonin.

Gudoomiyaha Gobolka banaadir ayaa sheegay in dowladda xassan ay dadka reer Muqdisho u ogalaato in codkooda ay dhiibtaan qofkii ay rabaan ay soo doortaan
Tarsan ayaa sheegay in laga maarmaan ay u tahay Muqdisho in uu ka dhaqan galo nidaamka Federaalka


RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada