Daawo Video:- Tvga oo Laga Soo Daayey Warkii Faysal Warabe “Afka ayuu furtay

Daawo Video:- Tvga oo Laga Soo Daayey Warkii Faysal Warabe “Afka ayuu furtay

daajis.com:-Faysal  Waraabe oo Kamid Ah Qab qablayaasha  Maamulka Hargeisa oo Maanta Saxaafada La Hadlay  Ayaa Wuxuu Ka Hadlay Arimo Dhowr Isagoona Fadeexada Maamulka Siilaanyo Hadhaysay Banaanka soo Dhigay.
Dhinaca Kale Wuxuu ku Hanjabay In Hadii Xisbiga Beesha Siilaanyo ee (Kulmiye)  oo isku Dayo Inuu Keligii La Hadlo Dawlada Soomaliya Ay Dhankoodana Ka Furi Doonaan Wada Hadalo ay la Galaan Dawlada Dhexe ee Soomaliya.
Faysal Waraabe Ayaa Sidoo kale Wuxuu Sheegay Inaan Haatan Wax Maamul Ahba Siilaanyo Gacanta ku Haynin ayna Khalad tahay Inay La Hadlaanba Dawlada Soomaliya.
Ugu Danbaynta Ayaa Wuxuu Ka Hadlay Dhibaatadii Dhowaan Xirsi Toorile uu Ka Sameeyay Deegaanka Oodwayne, Isagoona Sheegay In Maamulka Hargeisa uu Ku Noqday Beelo Beelo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO:-


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada