Filimka Dhoom:3 oo noqday Filimkii dhaqaalaha ugu badan soo galiyay Hindiya

Filimka Dhoom:3 oo noqday Filimkii dhaqaalaha ugu badan soo galiyay Hindiya

daajis.com:-Filimka Dhoom 3 ayaa noqday filimkii dhaqaalaha ugu badan soo galiyay Hindiya sida ay soo daabacday Qaybta Ganacsiga Bollywoodka u qaabilsan kadib markii la ogaaday daraasaad la sameeyay.

Waxaa la sheegay in filimkaa soo xereeyay dhaqaalo badan islamarkaana uu noqday filimkii loogu iibsiga badnaa madaama uu soo xereeyay dhaqaalo badan oo soo galay Dalka Hindiya.

Filimka dhoom 3 ayaa ka qiima badiyay shan filim oo ka mid ahaa kuwii cusbaa ee dhawaan soo baxay waxa uuna noqday filimka koowaad ee dhaqaalaha ugu badan soo xereeyo sida laga soo xgtay xaruntaa Ganacsiga ETC ee Boolyywoodka.

Actarka Aamir khan ayaa jilaa ka ah Filimkaa waxa uuna yahay filim actaro kale Bollywoodka caan ka ah ka qayb galaayan hayeeshee filimkaa ayaa yeeshay saamayn balaaran waxaana xiiseenaya malaayiin taageerayaal ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada