Macalin lagu xukumay 35 sano xabsi ah, kadib markii uu xubinta taranka…!

Macalin lagu xukumay 35 sano xabsi ah, kadib markii uu xubinta taranka…!

daajis.com:-Maxkamad ku taalla wadanka Kenya ayaa xukun xabsi 35 sano ah ku riday macalin da’diisa tahay 36 jir, kadib markii lagu helay in uu fal fadaro ah kula dhaqaaqay 2 gabdhood oo wax ka baraneysay Schoolkiisa oo ku yaalla deegaanka Siaya.

Macalinkan oo magaciisa lagu sheegay Sammy Toivo Ameso ayaa lagu eedeeyay in uu cilmi baaris xaga kacsiga ah ku sameeyay 2 gabdhood oo kala ah 14 jir iyo 16 jir.

Dambiga lagu soo oogay ninkani ayaa ah in isagoo aan uu howlo aan sharci ahayn ka sameeyeen xubnaha taranka ee gabdhahaas yar yar.

Ameso ayaa la sheegay in uu gabdhaha la saaxiibay ka hor inta uusan saqajaanimadaas ku sameynin.

Dambiilahan ayaa codsaday in laga cafiyo arinta uu sameeyay hase ahaatee maxkamada oo tiigsaneysay cadeymo iyo marqaatiyaal ku filan ayaa ku riday 35 sano oo xabsi ah.

Mr Ameso ayaa loo ogol yahay in uu xukunkiisa racfaan uga qaato mudo 14 maalmood ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada