Madaxweyne Xasan Sheekh oo Waqti u qabtay Xiliga ay Dowladiisu Dalka ka ciribtireyso Al-Shabaab

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Waqti u qabtay Xiliga ay Dowladiisu Dalka ka ciribtireyso Al-Shabaab

daajis.com:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa gaaray Addis Ababa, si uu uga qeyb galo shirka 22-aad ee Midowga Afrika. Soomaaliya ayaa aaminsan in la labo jibaarayo taageerada ku aadan cirib tirka Al-Shabaab.

Madaxda dalalka Afrika ayaa diiradda saari doonan agenda 2063 oo dhigayo meesha qaaradda Africa la doonayo in ay gaarto sanadkaas. 

Agendada ayaa waxaa ku xusan in qaaradda Afrika ay talaabo la taabam karo sida dowlad wanaaga, dhaqaalaha, iyo horumarka.

Madaxweynaha ayaa sheegay” Sanadkaan waxaan ku bilaawnay guulo laga gaaray cadawga dalka, anaga oo aad isku diyaarinay kaalmana ka heleyno saaxibadeena, waxaan ku qasabnay cadawga in ay waayaan meel ay ku nastaan kuna dhuuntaan.

Waxaan saarnay culeys aysan u dulqaadan Karin, oo ka mid ah weeraro isdaba joog ah oo meel walba ah. 

Waan wadeynaa qorshaha cirib tirka Al-Shabaab. Howshaan, waa in aan soo af-jarnaa sanadkan 2014

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada