Mucjiso - Nin Isaga Oo Suuxsan Qur`aan Aqrinaya, Xilli Qaliin Lagu Sameynayay.Video Daawo

Mucjiso - Nin Isaga Oo Suuxsan Qur`aan Aqrinaya, Xilli Qaliin Lagu Sameynayay.Video Daawo

daajis.com:-Taqtar u dhashay dalka Urdun kana shaqeeysa cibitaalka Al-bashiir ee dalkaasi ayaa dhawaan faafiyay muuqaal Video ah oo uu ka muuqanayo nin xanuunsanaa oo qaliin lagu sameeyay iyadoo ninkaasi uu qur`aanka aqrinayay xilli uu miir beelsanaa oo la suuxiyay.

Ninkaan oo isaga oo la suuxiyay qaliinanna lagu sameeynayay ee aqrinayay quraanka laguna magacaabo Sheekh Nadaal ayaa lagu waramay in uu yahay imaam masjid iyadoo da`diisuna tahay 35-sano jir.


Xasuusnoow Mar Waliba Awoodda ALAAAAH subxaanalaah!!!




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada