Priyanka Chopra oo rajo beel ka taagan in ay Noqoto Actarada ugu fiican Bollywoodka 2013

Priyanka Chopra oo rajo beel ka taagan in ay Noqoto Actarada ugu fiican Bollywoodka 2013

daajis.com:-Xili dhawaan atariishadaa sheegtay in u sharaxan tahay xiddigta ugu fiican Bollywoodka ayaa arintaa iminka noqotay mid beenowday waxaana soo baxaya walaac ay ka muujinayso arinkaa.

Priyanka Chopra ayaa sheegtay in aad uga walacsan tahay in loo aqoonsado atariishada sanadka ugu fiican kadib markii hoos u dhac wayn ku yamid rajadii ay ka lahayd waxa ayna taa ku sheegtay mida ugu wayn ka walaacsan tahay. 


Actaradaa ayaa ka mid ah Actarada dhanka staylka Bollywoodka ugu haysta laakiin waxaa jira tartamo ay kala kulmayso actaro kale oo tartankaa kula jira hayeeshee Priyanka markaan waxa ay taagan tahay khuusasho.

Dhawaan ayaa la qorshaynayaa in lagu dhawaaqo actarka ugu fiican iyo actarada ugu fiican waxaana socda wali qiimayntii iyada oo atariishooyin badan qiimayntaa ka dhax muuqdaan .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada