War dag dag ah:- Madaxweyne Xasan oo Tanasulaad mujiyay iyo Raisalwasaare Abdiweli oo ku qancay Golaha Wasiirada oo la magacaabayo manta.

War dag dag ah:- Madaxweyne Xasan oo Tanasulaad mujiyay iyo Raisalwasaare Abdiweli oo ku qancay Golaha Wasiirada oo la magacaabayo manta.

daajis.com:-Wararka naga soo garaya  Xarunta Madaxtooyada Somalia ayaa waxaay tibaxayaan in saka  Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud iyo Raisalwasaaraha Somalia  Dr Abdiweli Sheikh ay isku soo dhawaaden.

Arinkaan ayaa waxaa u yimid ka dib markii  Madaxweyne Xasan u ka tanaasulay  labo ka mid ah 4 wasiir oo uu ku dhagnaa in lagu soo daro Golaha Wasiirada Xukuumada Cabdiweli.

Sido kale Madaxweynaha ayaa waaxaa uu saxiixay  Warqad  cadaynaysa in Raisalwasaraha uu shuruud la,an  shaqada uga cayrin karo  Wasiirkii Amar diido ku sameya Raisalwasarihiisa  kaas oo aha  qodobka ugu weynaa ee ay labada masul isku hayeen .

Dhanka kale Wasiirada  Xukuumadii Saacid ayaa qaar ka mid ah soo laban doonan  Sida Cabdixakiim Gulled iyo Farax Cabdiqaadir oo ka socda Dhanka Madaxweynaha  iyo  maryan Qaasim oo ayaduna ka socota dhanka Raisalwasaaraha sido kale Golaha Wasiiirada waxaa ka soo muqan doona Siyaasiyiin caan ah  oo ay ka mid yihiin  Cabdirashiid Xidig iyo Sh Maxamed Aw-libaax  oo labadooduba  noqon doona Wasiir kuxigeenada Wasaarada Amanka iyo Wasaarada Gaashandhiga sida  qorshuhu yahay hadan wax iska badalin.

Wasiirada u madaxweyne xasan sheikh ku dhagnaa in ay soo labtaan  ugu danbeyna ka tanasulay ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirada arimaha dibada Marwo Fowsiyo Yusuf Xaaji iyo Xubno kale

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada