WAR DEG-DEG AH:- C/weli Gaas oo ku guuleystay doorashada madaxtenimo ee Puntland

WAR DEG-DEG AH:- C/weli Gaas oo ku guuleystay doorashada madaxtenimo ee Puntland

daajis.com:-Wareegii sadexaad ee doorashada madaxtenimo ee Puntland ayaa waxaa ku guuleystay R/wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas

C/weli Gaas ayaa helay 33-cod halka m/weyne Faroole uu isna helay 32-cod, halka hal codna uu xumaaday.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada