DAAWO:- Fanaanka Ayaanle Yare oo soo saray Muqaalka Heesta Tumasho + Video

DAAWO:- Fanaanka Ayaanle Yare oo soo saray Muqaalka Heesta Tumasho + Video

daajis.com:-Fanaanka codka macaan Ayaanle Yare ayaa ku taagtaagsaday heesta macaan ee Tumasho,

Fanaanka ayaa heeso kala duwan oo jaceyl ah horey usoo qaaday oo ay ka mid tahay heesta Samiira iyo heeso kale oo dhowr ah.

Ayaanle Yare waxaa uu kamid yahay fanaaniinta  fankooda aadka loo xiiseeyo ee ku nool wadanka  Kenya wuxuuna sidoo kale leeyahay cod aad u macaan.

Malmahan danbe waxaa inta badan fanka Soomaalida guud ahaan la wareegay fanaaniinta Wadanka Kenya  oo soo bandhigay heeso wanaagsan iyo muuqaalo aad la yabayso qaabka loo duubay ama loo farsamayay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada