Daawo sawirada:-Sixpack iyo Salman Mustafa adaa yaabi doonee.

Daawo sawirada:-Sixpack iyo Salman Mustafa adaa yaabi doonee.

daajis.com:-Dadka waxaa iska dhaadhiciyaan in hadeynu nahay Somali aanu leenahay jir caate ah ama dhuudhuuban balse taasi waxaa been yiri oo kasoo horjeestay Tababare ama jirdhisaa Soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareykanka gaar ahaan Minneapolis. Jirdhisaaagaan oo lagu macagaabo Salmaan Mustafa ayaa waxuu u istaagay inuu caalamka tuso in Soomaalida raggooda hadey u istaagaan tababar iyo jimicsi ay heli karaan natiijo wanaagsan iyo jirqurxoon oo dhisan oo caafimaad leh.

Soomaalida waa dad lafa dhaadheer leh laakiin aan xoogga saarin jimicsiga , hadii ay jimicsadaan oo ay GYM ka tagaan waqtina ku qaataan waxaa hubaan ah in qof walba uu qurxanaan karo taasoo daliil cad uu u hayo tababaraan.

Waxuu Mustafe oo jirkiisa wada murqo ka dhigtay aaminsanyahay in ragga Soomaaliyeed haddii ay fadhiga ka kacaan keeni karaan jirkiisa oo kale.

Fiiro gaar ah dhamaan sawirada waxaa iska leh Salman oo aan kasoo qaadanay boggiisa facebook.

Hadaba sawirada Salmaan oo ah wiil Soomaaliyeed hoos ka daawo.

Salmaan oo tababar adag ku jiro xili uu shafka dhisayay








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada