daajis.com:-Guri ku yaala magaalada California ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ay dadka deriska la ah ka hargali waayeen urta qurmoon ee kasoo baxeysay iyadoo taasina keentay in booliiska loo waco uuna jabiyo iyadoo ay ka heleen masar , jiirar , iyo cayayaano halis oo ah.
Wariyeyaasha ayaa booqday gurigaasi ayagoo ugu yeeray House of Horrors oo micnaheedu yahay Guriga Argagaxa.
kadib markii ay la yaabeen gurigan kor ka qurxanaa oo gudahana lagu xareeyay masaska halista ah ee sidaa u waaweyn oo gaarayay 400 mas oo 180 ka mid ahi ay noolayeen , waxaana masaskani ay quuudan jireen cunno ugu jirtay gurigasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:43 and have
, Published at