Daawo:- Madaxweyne Gaas oo dhaanto ciyaaraa iyo Axmed Karaash oo aan aqoon is laba roga

Daawo:- Madaxweyne Gaas oo dhaanto ciyaaraa iyo Axmed Karaash oo aan aqoon is laba roga

daajis.com:-Todobaadkaan wuxuu Website-ka Bredanews idiin soo diyaariyay muuqaal qosol badan oo muujinaya dhaanta ay tumanayaan Madaxweynaha Kililka shanaad Cabdi Ileey iyo Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Gaas.

Sheekada ugu qosolka badan waxay tahay Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Axmed Karaash oo reerkiisa deeyriyaan  ayaan aqoon sida loo ciyaaro dhaantadaan magaceeda la yiraa Guuxo ama Dirgax.

Axmed Karaash wuxuu eegayaa gacmaha Ina Ileey iyo Gaas hasse yeeshee dhana uma dhaqaaqayo oo waxaa la moodaa gacmahiisa inuu jaad findhicilanaa .

Waa arrin qosol badan oo lagu ogaaday heerka uu Axmed Karaash ka joogo ciyaar dhaqameedka,waxaana hubaala inuu kaga wanaagsan yahay Marqaanka iyo Isbaaro dhigashada .

Halkaan Hoose ka Daawo:- 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada