Topnews:-Dukumiinti muhiima - Lacagaha Somalia la siiyey laga soo bilaabo Sanadka 2000 ilaa 2014, dalalka bixiyey

Topnews:-Dukumiinti muhiima - Lacagaha Somalia la siiyey laga soo bilaabo Sanadka 2000 ilaa 2014, dalalka bixiyey

daajis.com:-Lacagaha Soomaaliya la siiyey laga soo bilaabo Sanadkii 2000 ilaa 2014, Dalalka bixiyey iyo Hay'adaha samafalka ee la siiyey lacagahaas!
Link-ga kore copy gareey oo ku furo Page cusub.amaRiix Halkaan

File-kaan deeqaha Soomaaliya la siiyo ee sanadlaha ah waa Excel iyo PDF

Su'aalaha Jawaabaha u baahan waa kuwaan soo socda:-
1- Gobolada iyo degmooyinka deeqahaas lagu bixiyey maamulada ka jira iyo waxgaradka deegaanadaas mala socdaan lacagaha intaan la'eg ee lagu qaatay deegaanadaas?
2- Deeqahaani ma gaareen meelihii loogu talo galay?
3- Lacagahaan faraha badan mashaariicda lagu bixiyey muhiimada koowaad ma u yihiin Soomaalida?
4- Miyaa la xaqiijiyaa in Hawlahaan sidii loogu talo galay loo fuliyey
5- Dawladda Soomaaliyeed ma la socotaa Deeqaha lacagta aadka u badan lagu bixiyey meelaha ay ka socdaan.
6- Qaabka Deeqahaan loo kala siiyo Gobolada Soomaaliya Cadaalad ma yahay?
7- 10% lacagahaani ma gaaraan dadkii loogu talo galay.
Lacagahaasi 10% Dalka Soomaaliya ma gaareen, Hay'adaha loo dhiiba yaa kula xisaabtama
waa su'aalo dhamaan jawaabahooda laga sugayo dawladda soomaaliyeed

Deeqahaan la siiyo Soomaaliya waxaa aruuriyey Hay'adda UN OCHA oo UN-ka u qaabilsan hawlaha xiriirinta samafalka.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada