DAAWO SAWIRRO: Howlgalkii caawa ee caasimadda Muqdisho kadib duqeyntii hoobiyayaasha

DAAWO SAWIRRO: Howlgalkii caawa ee caasimadda Muqdisho kadib duqeyntii hoobiyayaasha

daajis.com:-Ciidamada booliska AMISOM iyo kuwa soomaaliyeed ayaa caawa howlgal balaaran ka fuliyay caasimadda Muqdisho kadib markii qaraxyo iyo weeraro hoobiyayaal ah lagu weeraray xaafado ka tirsan caasimadda Muqdisho.

Saraakiisha ciidamada oo faah-faahin ka bixiyay weeraradan ayaa ku sheegay kuwo laga damacsanaa in khal-khal lagu galiyo shacabka gobolka Banaadir, balse ey fashilmeen.

Wax khasaaro ah meysan geysanin weeraradaasi, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha booliska iyo wasiiro katirsan dowladda oo idaacadda ka hadlay.

Ciidamada ayaa howlgalkan kusoo qab-qabtay dad kor u dhaafaya 30m kuwaas oo baaritaano uu ku socdo.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada