DAAWO VIDEO:- Nin Hindi ah oo bulshada caalamka ka yaabsaday

DAAWO VIDEO:- Nin Hindi ah oo bulshada caalamka ka yaabsaday

daajis.com:-Waxaa qabsaday goobaha bulshadu ku kulmaan sida Facebook, nin u dhashay dalka India oo Carabkiisa ku sawiraya, sawiro lamida kuwa gacanta lagu sameeyo, arintaas oo dad badan layaab ku noqotay.

Fanaankaan oo 36-sano jira, ayaa wata farsamo ama Talent ka duwan kuwa fanaaniinta kale, isagoo wixi uu doono ku sawira Carabkiisa, weliba si ka fudud gacanta.
Farshaxaniistahaan wax ku sawira carabka ayaa lagu magacaabaa Annie K, waxa uuna soo saaray sawiro badan, isagoo sheegay in halki sawir uu ku qaato 4-maalmood.

HALKAN KA DAAWO LAYAABKA UU NINKAN SAMEYNAYO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada