LAyaab:- Afghanistan gabar 11 jir ah ayaa waxaa qasab ku aroosay nin 40 jir ah

LAyaab:- Afghanistan gabar 11 jir ah ayaa waxaa qasab ku aroosay nin 40 jir ah

daajis.com:-Ghulaam Xeydar waa gabar 11 jir ah , waxaa reerkeeda ku dareen oo qasab iyadoo aanan dooneyn  xoog ku aroosay odaygan lagu magacaabo Faa'iz Maxamed, Inantan yar ayaa waxey riyadeedu aheyd in ay wax barato dabadeetana ay macalimad noqoto, laakiin riyadeeda waxaa afduubtay nin qasab ku aroosay.


Qaramada Midoobay hey'adda u qaabilsan caruurta ee Unicef ayaa sheegtay in dalalka soo koraya oo ay Soomaaliya ka mid tahay ay caruurta qaasatan gabdhaha uu dhib ka haysto guur la isku qasbo taasoo keento in ay ku dhacaan cuduro maadaama aysan gaarin gabdhahan da'da uur qaadista iyo ilma dhalista , waxaana gabdhana yaryar ee caruurta ah ee 9 jir ilaa 14 jir ah la sheegay in ay maskax ahaan xataa awoodin guur oo ay caqli ahaan caruur yahiin una baahanyahiin daryeel.

Hadaba sidee u aragtaan akhristayaal in gabar yar oo caruur ah oo soo koreysa lagu daro odayaal fekerkiina inoogu soo gudbiya boggeeena Facebook ee hoos ku qoran. 

Abdul Arts 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada