Ma isku Aragtay Calaamadahaan Aroortii Markaad Toosta.

Ma isku Aragtay Calaamadahaan Aroortii Markaad Toosta.

daajis.com:-Bini adamku wax walboo ay kawada simanyihiin waxaa jira dabeecado ay badanaa ku kala duwanyihiin iyagoona Jir ahaan iyo Midib ahaanba macquul tahay isku ekaan shahooda hadaba Ma isku aragtay Tilmaamahan waqtiyada aad aroortii soo kacdo.

Inta badan markii aad Salaadii soo kacdo oo aadan dib ugu laaban ku mashquusho Akhrinta Quraanka iyo Adkaaraha ilaa ay dadku kasoo wada toosaan Walaalka Muslimka ahoow ma isku aragtay Farxad Joogta ah iyo Fir fir cooni.


Badanaa waxaa dhacda qofka aan hurdada ku daahin ee la dagaalama sheydaanka waxa uu noqdaa mid kasbada fur furnaanta jirkiisa ee aan dareemin caajiska.

Hadii aad maalmo badan garan weysay waxa kaa qaldan eed waqtigaaga kala qeybin weysay , Maanta ku dadaal inaad Aroortii akhrisato Quraanka waa hubaal qalbigaagu waa furanyahay sidaas oo kalana Jirkaari fir fircooni saa’id ah ayuu dareemi doonaa. 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada