Naxdin iyo amaan is bar bar socota una soo hoyatay Somalida oo idil & Caalamka oo laga aqristay (Bal akhri cadeeynta).

Naxdin iyo amaan is bar bar socota una soo hoyatay Somalida oo idil & Caalamka oo laga aqristay (Bal akhri cadeeynta).

daajis.com:-Dalka Soomaaliya oo dagaalo iyo dhibaatooyin caan ku ah ayaa markii ugu horeeysay sanooyin fara badan ka dib waxa uu dhanka Musu-maasuqa kaga tagay kuna reebay xumaantaas dalalka Afghanistaan iyo Waqooyiga Kuuriya (North Korea) . 


Soomaaliya ayaa mudo badan kaalinta 1-AAD ku jirtay waliba hogaanka u heeysay wadamada Dunida dhanka Musu-maasuqa ugu liita ee loo yaqaan (Top 10 Most Corrupt Countries in The World) . Dalka Soomaaliya oo horumar yar sameeyay wuxuu hada ku jiraa kaalinta 3-AAD ee wadamada ugu Musu-maasuqa badan dunida. 

Waa wax lagu farxo in dalka Somalia uu ka soo baxo kaalinta 1-aad ee wadamada Dunida ugu Musu-maasuqa badan balse waxaa mar kale wax laga naxo ah in wadankeena uu wali ka mid yahay 10-ka dal ee Dunida ugu Musu-maasuqa badan. 

Musu-maasuqa Somalia ka bixi la dahay ayaa waxaa sabab u ah laaluushka masuuliyiinta Dowladu qaataan, shirkado gaar loo leeyahay oo waxay doonaan sameeya iyo kooxo aan Diin shuqul ku leheen oo dhanka Diinta qandaraasyo ku soo qaatay kuwaas oo helay dhalinyaro u shaqeeysa una dhimata. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada