Afhayeekii hore ee ururka Xisbul Islaam oo kasoo horjeestay hadal shalay kasoo yeeray xoghayehoodii hore

Afhayeekii hore ee ururka Xisbul Islaam oo kasoo horjeestay hadal shalay kasoo yeeray xoghayehoodii hore

daajis.com:-Maxamed Cisman carus oo jawaab ka bixiyay hadal shalay ka soo yeeray afhayeenki hore ee ururka Xisbul Islam.

Afhayeenkii hore ee Xisbul Islam Sheekh Maxamed Cisman Carus  ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay kasoo yeeray Sheekh Maxamed Macalin oo shir jaraid ku qabtay Muqdisho. Afhayeenka ayaa ka soo horjeestay hadaladii uu Sheekh Maxamed Macalin siiyay warbaahinta.

Sheekh Caruus oo wareysi siiyay warbahinta  magaalada Muqdisho ayaa wuxuu ku gacan seyray hadalki Maxamed Macalin, waxuuna sheegay in uusan  lahayn awood uu uga hadlo arimaha xisbiga. wuxuuna sheegay in mar hore Maxamed Macalin  laga saaray ururka  Xisbul Islaamna.

Dhamaan hadaladii uu shalay warbaahinta ka sheegay Sheekh Maxamed Macalin, ayaa Sheekh Caruus wuxuu ku sheegay  inay yihiin  kuwa aay waxba ka jirin oo isaga u gaar ah, maadaama uuna cidna kala tashan siduu hadalka u dhigay.

Waxaa kale uu sheegay afhayeenka in  Ururka Xisbul Islaam uu yahay mid jiro oo dhisan gudaha wadankana kalsooni weyn ku leh.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada