Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Ceel Buur

Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Ceel Buur

daajis.com:-Ciidamada huwanta ah oo maanta la wareegay gacan ku haynta Magaalada Ceel Buur oo ay al-shabab ka talineeysay sanadda badan.

Ciidamada Dowlada federaalka Soomaaliya  iyo kuwa nabad ilaalinta AMISOM ayaa goordhaw la waareegay  degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud ka dib markii ay ka baxeen  ciidanka Al-Shabaab oo halkaas mudo ka talinayay.

ciidamada huwanta ah ayaa magaalada wareegeen iyaga  oo aan galin wax dagaal ah.


Gudomiye Ku xigeenka gobolka galgadud Cabixakin Cabdullahi warsame ayaa warbaahinta gudaha u xaqijiyay in ciidamada huwanta ah la wareegen degmada Ceel Buur.

Ciidamadaan maanta la wareegay Ceel Buur ayaa sadax maalin ka hor  ka soo dhaqaaqeen  Dhuusamareeb iyaga oo qabsaday meela badan  oo ku dhow Ceel Buur.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada