Daawo:- Fanaanka C/Wahaab Booska oo u soo heesay Dhulkii Hooyo

Daawo:- Fanaanka C/Wahaab Booska oo u soo heesay Dhulkii Hooyo

daajis.com:-Fanaanka C/Wahaab Booska oo ah Fanaan da,yar oo inta Badan dhalinyarada xiligaan ay aad u jacelyihiin fankiisa, ayaa maantay soo Bandhigay muqaalka Heesta Dhulkaygoow, oo ah Hees aad u macaan.

Fanaanka Booska oo inta badan qaado heesaha Jaceylka ayaa marka isku dayay dhanka heesaha Wadaniga waxayna heestaan noqonaysaa heestiisa ugu horaysay oo Wadani ah tan iyo xiligii  uu fanka ku soo biiray.

Fanka Soomaalida ayaa wayahaan danba sameyay hor mar aad u balaaran, waxaana ku soo biiray fananiin yar yar oo leh hab masraxeed ,waxaana intaas sii dheer in hees walba ku soo baxayso qaab muqaal ah.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada