Daawo Sawirada:- Aamir Khan oo iibsaday Gaari aan xabaduhu karin, gacantiisana ku wata.

Daawo Sawirada:- Aamir Khan oo iibsaday Gaari aan xabaduhu karin, gacantiisana ku wata.

daajis.com:-Jilaaga caanka ah ee Amir Khan ayaa iibsaday gaari cusub oo aan xabaduhu karin, eyadoo Gaariga Aamir lagu sameeyay dalab.

Aabaha Jacayla Aamir Khan ayaa dalbaday gaari aan xabadaha iyo Bambooyinku eysan karin, eyadoo la hadal haayo sababta Aamir ku kaliftay in gaari nuucaana uu iibsado.

Dadka qaar ayaa ku fasiray arintaan, mid xiddigo badan ku kalifi doonta iney iibsadaan gaari nuucaan ah si ay nafsadooda ugu ilaaliyaan.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada