Daawo Sawirada:- Hogaamiyaha Waqoyiga Kooriya Oo Ku Guulaystay Doorashadii Dalkiisa Ka Dhacday

Daawo Sawirada:- Hogaamiyaha Waqoyiga Kooriya Oo Ku Guulaystay Doorashadii Dalkiisa Ka Dhacday

daajis.com:-Hogaamiyaha da,da yare e wadanka Waqoyiga Kooriya ayay sheegtay warbaahinta dalkaasi inuu ku guulaystay doorashadii dalkaasi isagoo ku guulaystay 100% taasi oo muujinaysa in aqlabiyada dadka reer Waqoyiga Kooriya ay isaga u codeeyeen.

Doorashada oo la qabto shantii sanoba mar ayaa waxay ahayd mid inta badan dadku ay ugu codeeyeen hogaamiyaha dhalin yarada ah ee dalkaasi Kim Jong Un oo haatan ku biiray aqalka Baarlamaanka dalkaasi.

Waa doorashadii ugu horaysay ee ka dhacda dalkaasi tan iyo intii uu xilka qabtay Mr Un oo uu dhalay hogaamiyihii geeriyooday ee dalka Waqoyiga Kooriya.

Aqalka Baarlamaanka dalka Waqoyiga Kooriya ayaa waxuu yahay awooda koowaad ee wadankaasi isla markaasina uu ku shaqeeyo dastuurka dalkaasi in kastoo ay jiraan awood yar oo ay leeyihiin siyaasiyiinta dalkaasi




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada