Daawo Sawirada:- Wali ma aragtay Gabadha uu dhalay Boqorka Sacuudiga?

Daawo Sawirada:- Wali ma aragtay Gabadha uu dhalay Boqorka Sacuudiga?

daajis.com:-Layaab yeeysan kugu noqon, waa Gabar qurxan, soo jiidasho leh fur furan, waxay xirataa Niqaab yar, waxaana muuqda qeyb yar oo tinteeda kamid ah.

Adlah Bint Abdullah bin Abdel Aziz Al Saoud, waa Gabar ilbax ah oo u dooda xuquuqda Dumarka Sacuudiga.

Abdullah bin Abdel Aziz Al Saoud, oo wareysi siisay Wargeyska kasoo baxa Faransa ee lagu magacaabo “La Figaro” ayaa waxay ka hadashay Guurka, Xijaabka iyo shaqada.

Dalka Sacuudiga ayaa ah dal aad ugu ad adag dhanka diinta, laakiin qoyska kasoo jeeda Boqortooyada dalkaas xukunta maahan kuwa si rasmi ah ugu dhaqma shareecada Islaamka.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada