Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka Xiisaha Leh Ee Chelsea v Tottenham.

Line-upka Rasmiga Ah Ee Kulanka Xiisaha Leh Ee Chelsea v Tottenham.

daajis.com:-Tababare Jose Mourinho ayaa ku soo bilaabay kulankaan Fernando Torres kaasoo sii ceshtay booskiisa weerarka, halka Matic iyo Lampard ay ka ciyaarayaan booska burburiyaha khadka dhexe. Seddexda kubadsameeye ayaa kala ah Ramires, Hazard iyo Schurrle iyadoo Oscar iyo Willian ay ku soo bilowdeen kursiga keydka si la mid ah Eto’o.

Tababaraha Tottenham ayaa ka soo tagay Christian Eriksen kaasoo ka soo kabsan waayay dhaawac u diiday inuu ciyaaro kulankii ay xulka England ka badiyeen xulkiisa Denmark.
War Soo Kordhay:
Torres ayaa ku dhaawacmay tababarkii iskululeynta, waxaana line-upka ka bedelay Eto’o halka Mohamed Salah uu soo fariistay kursiga keydka.
Chelsea: Cech; Ivanovic, Cahill, Terry, Azpilicueta; Matic, Lampard; Ramires, Hazard, Schurrle; Eto’o.
Keyd: Schwarzer, Kalas, Mikel, Oscar, Willian, Ba iyo Salah.
Tottenham: Lloris; Naughton, Dawson, Kaboul, Vertonghen; Bentaleb, Sandro; Walker, Lennon, Sigurdsson; Adebayor.
Keyd: Friedel, Fryers, Chadli, Paulinho, Townsend, Kane, Soldado



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada