U Gaar Dumarka: 3-Arin Oo Aad Kaga Yeeli Karto Mid La Waalan Jaceylkaada .

U Gaar Dumarka: 3-Arin Oo Aad Kaga Yeeli Karto Mid La Waalan Jaceylkaada .

daajis.com:-Shabakada arimaha qoyska ee daajis ayaa ku siineysa sedex talaabo oo aad odayga kaga yeeli karto mid aad kuu jecel .

1- Ha dareensiin in aad u baahan tahay , mar waliba sii aragti ah in aad u baahneyn , in aad noolaan kartid la`aantisa oo aad si dabeeci ah noloshaada u maareyn karto.
Ninka haddii uu dareemo in uu kuu yahay biyaha aad aad cabeyso isla markaana aadan ka maarmin taasi dareen is mahdin ah ayay gilineysaa , sidaa darteed ku dadaal in aad heerkaas gaarsiisan balse u ogaloow in uu garto waxa aad dooneyso .
2- Hadaba socon , balse ka yeel mid isaga sidaas isku dayaya kuna baacsanaya oo dadaal ku bixinaya sidii uu ku heli lahaa , dareensii qiimaha aad leedahay haddii sidaas sameyso waxa uu kuu arkayaa abaal marin qiimo leh oo uu ku helay dadaalkaas uu bixiyay .


3- Hortiisa ku sawiro mustqalkaas jawi deggan , dareensii in aad garaneyso waxa aad dooneyso isla markaana aad toos u aragto mustaqbalkaada kuna kalsoon tahay naftaada

Arintaan qaab aan toos ahaan u gili isna dhiira gilin ayuu ka qaadayaa oo sidii uu ku hanan lahaa ayuu dadaal u galayaa .

Waa Muhiim Aragtidaada Ku Aadan Maqaalkaan

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada