Waa Midkee Ninka Munaasibka Kugu Ah ? Tijaabooyinkaan Fiiri .

Waa Midkee Ninka Munaasibka Kugu Ah ? Tijaabooyinkaan Fiiri .

daajis.com:-In aad hesho nin munaasib kugu ah isla markaana leh tilmaamaha aad raadineyso waa arin adag waxa ayna taasi ku keeneysaa in aad ku daasho .

Hadaba daajis waxa ay ku leedahay haddii aad dooneyso in aad ogaato tilmaamaha aad dooneyso in aad ka hesho qofka aad dooneyso tijaabadaan fiiri .

Tijaabooyin
* Rag Noocee Ah Ayaad Ka Heshaa ?
Nin Degan
Nun Neerfoose
Nin Iska Caadi Ah .

* Maalin Maku Fikirtay Waxa Aad Sameyneyso Marka Aad Ninkaada Is Qilaaftaan Ka Dib Guurkiina?
Haa, si sahal ah ayaad u dalbaneysaa furiin .
Maya , Hishiis Ayaad Gaareysaan .
*Kama aadan fikirin mana ka fikireyso mowduucaas illaa …
* Waxaad Tahay Adiga .
Gabar Deggan
Neerfoose ilaa xad
Mid sabar badan isla markaana jirin wax ay daneyneyso
* Waxa Ugu Muhiimsan Ee Haatan Niyadda Kaaga Taagan.
Wax Barasho .
Helista Gacaliye Munaasib Ah .
In Aad Arimahaada Ku Habeysato Waddo Wanaagsan .
* Arinta Ugu Weyn Maankaada Ku Taagan Waa…
Mustaqbal .
Xaaladda Hadda Taagan

Waxii La Soo Dhaafay Ayaa Saameyn Kugu Leh
* Adiga Waxaad Tahay Nooca Haweenka…
Kuwo Inta Badan Aan Banaanka U Bixin
Nooc Jecel Dhafarka
Kaliya Dantaada Ayaad Garaneysaa.
* Waxa Aad Aadka U Jeceshahay In Aad Sameyso
Daryeelka Guriga Iyo Cunno Karinta
Soo Adeegsasho
Ma Jirto Arin Gaar Ah .

*Waad Ka Ganuunaceysaa…
Tusaale haddii gacaliyahaada uusan kuula soo xariirin maalintii
Haddii aadan ka helin danta aad ka leedahay .
* Waxa Ugu Weyn Ee Kaa Cabsisiiya Marka Jaceylka La Joogo Waa .
In aad weyso xabiibkaada .
In aad weyso quruxdaada .
In aad weyso ehelkaada

Natiijada .

Haddii jawaabahada oo dil yihiin jawaabta koowaad hadaba waxaad u baahan tahay nin fiican , qurxoon isla markaana doonaya in uu dhiso qoys jaceyl ku askuman

Sidoo kale waxaad tahay shaqsi fiican oo dan ka leh arimaha guriga iyo dhamaan kuwo la xariira mustaqbalka .


Haddii jawaabahaada sidoo kale yihiin labaad iyo sedexaad waxaad tahay haweenka nooca aan ku qancin wax yar waxaana kugu haboon in aad doorato nin degan oo haddii aad doorato mid tilaamahaaga oo kale leh dabcan dhibaato ayaad faraha la galeysaa

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada