War Deg-Deg:- Ciidamada AMISOM ee Itoobiya oo la wareegay xarunta gobolka Bakool ee Xudur

War Deg-Deg:- Ciidamada AMISOM ee Itoobiya oo la wareegay xarunta gobolka Bakool ee Xudur

daajis.com:-Wararka ka imaanaya magaalada Xudur ayaa waxa ay sheegayaan in magaaladaasi ay la wareegeen ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah AMISOM iyo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda.

Ilaa iyo 12 ka mid ah dagaalyahannada kooxda Al Shabab ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay degaanno ka tirsan gobolka Bakool.
Ciidamada Ethiopia ee qeyb ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa dowladda Somalia ayaa dagaalkaasi ku qabsadey saldhiggii ugu weynaa ee kooxda Al Shabab ku lahayd Rabdhuure oo ka tirsan gobolka Bakool.

Wararka gobolka ka imanaya ayaa sheegaya in dagaalyahannada Al Shabab ay sidoo kale ka baxeen xarunta gobolka Bakool ee Xuddur.

DHAGEYSO WAREYSIYADA LA XIRIIRA DAGAALADAASI:




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada