Arimahan hadii aad aragtid Jaceyl waa isku dhamaaday (Xog Fiican)

Arimahan hadii aad aragtid Jaceyl waa isku dhamaaday (Xog Fiican)

daajis.com:-Inkatoo ay jiraan calaamado muujinaya in kalgaceylkii labada lamaane uu dhaamad ku dhaw yahay ayna jirto dhibaato xoogan oo ugu dambeyn keeni karta furiin .

Hadaba Jaceylka.com ayaa ku sheegeysa in arimahaas ay ugu horeeyaan iyadoo labada lamaane waayaan amateetkii ay isu hayeen ee ku aadanaa is weydaarsiga dhoola cadeynta iyo qosolka
1- in daaqadda uu ka baxay is weydaarsigii qosolka iyo dhoolacadeynta taasina waxa ay muujineysaa in labada dhinac isu aabo yeeleyn oo aysan dan iska laheyn tanina waa biloowga dhamaadka jaceylka
2- In uu dib u gurto isu hiloowtinaakii labada lamaane , xariirka nolosha dhadhan malaha haddii labada dhinac isu xiiseyn xittaa haddii saacado yar ay kala foogaadaan .

3- Is fahm la`aan timid iyo aragtida oo kala duwanaanta iyo waliba hoos u dhac ku yimaado tirada sameynta kulanka naxariista iyadoo haddii kulankaas usan ka horeyn dareen is fahan uusan laheyn dhandhan .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada