Daawo Sawirada Layaabka leh:- Mas Wax Walba Cunaaayo Isagoona Aan Laheyn Wax Calool Ah

Daawo Sawirada Layaabka leh:- Mas Wax Walba Cunaaayo Isagoona Aan Laheyn Wax Calool Ah

daajis.com:-Waxaaa aduunyada maanta ka yaabiyay mas ad u yar oo wax soo qabsanaayo isagoona aan lahayn wax Calool ah dadkana qaniinaya Waa mid kamid ah mucjisooyinka aduunyada soo marayaa waa mas aad u yar oo aan laheyn wax calool ah laakin wax wax walba soo qabsanaayo
Majalada caanka ah ee Daily Mail ayaa maanta soo daabacday mas aad u yara oo ay sheegtay in uu yahay mid aad colool aan laheyn laakin wax walba soo qabsan kara waxna cuni kara
Majadala ayaa sidoo kale shaacisay dhirirka maskaaan in uu gaaraayo ilaaa iyo 10meter waana mas haatan soo koraaayo
Majadalada ayaa sidoo kale Tilmaamtay in uu yahaya midkaaan maska ah mid haduu wenaado halis ku noqon kara aduunyda madaama uu wax walba uu dilaayo haatan isagoo aad u da’yar




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada