DAAWO:- Horumarka iyo dib u dhiska uu ka sameeyay Turkiga Magalada Muqdisho

DAAWO:- Horumarka iyo dib u dhiska uu ka sameeyay Turkiga Magalada Muqdisho

daajis.com:-Dowalda Turkiga waxeey magaalada Caasimadda ee Muqdisho ka hir gelisay horumaro dhinacyo badan leh hadii ay ahaan lahaayeyn dhinaca dhismooyinka Wadooyinka iyo dib u soo celinta Bilicda Magaalada iyo dhanka Dhismaha Cisbitaalo dhanka caafimaadka ah.

Walaalaha Dowlada Turkiga waxeey muqdisho ka sameyeyn ayaa waxaa aad ugu farxay Shacabka Muqdisho ee nala daawo muuqaal qurux badan oo laga diyaariyay wax qabadka Dowlada Turkiga & Magaalada Muqdisho.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada