Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

daajis.com:-Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho kusoo noqday kadib markii uu kulamo Baydhabo kula soo yeeshay waxgaradka gobolkaas.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtay maagaalada muqdisho kadib booqasho qaadatay maalmo oo uu ku tagay magaalada  Baydhabo.

Maalmihii uu ku sugnaa magaalada Baydhabo waxaa uu  kulamo la qaatay qeybaha bulshada, siyaasiyiinta gobolka, odayaasha dhaqanka, wuxuu kala hadlay sidii looga  hor tagi lahaa wax walbo oo isku dhac, fowdo iyo colaad u horseedi kara gobolka.

Wuxuu ka codsaday bulshooyinka ku dhaqan gobolka Baay in ay dowladda la shaqeeyaan ugana dambeeyaan maamul u sameynta gobolka Baay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada