Daawo:- Ifraax Hargaysa oo Soo sartay Muuqaal hees uu samayay Abwaanka Xiran

Daawo:- Ifraax Hargaysa oo Soo sartay Muuqaal hees uu samayay Abwaanka Xiran

daajis.com:-Fanaanada Ifraax Hargeysa oo ka mid ah fanaaniinta isdebajooga dhawaan uga soo baxay magaalada Hargeysa ayaa soo saartay muuqaalka heestii Waji Karah .

Ifraax Hargeysa muuqaalkeedan cusub oo mid ah qurux badan waxey ku soo bandhigtay muuqaal soo jiidasho leh iyo style qurux badan.

Dad badan ayaa waxaa layaab ku noqotay sababata muuqaalka heestaan u sii daysay Fananada madaama abwaanka heestaan samayay oo ah abwaan  Xasan Dhuxul Labsalaax uu dhax jiifo caawa xabsiga weyn ee Magaalada Hargeysa. 

Fanaanadan da'da yar aya horey usoo qaaday heeso dhowr ah oo isugu jira maqal iyo muuqaalba oo lagu duubay magaalada If Hargeysa waxaana heesahaasi ka mid ah heesta Mayrac oo dad badani aad ula dheceen,haseyeeshee heestana cusub ee Waji Karah waxaa ka muuqata in la geliyey waqti badan iyo sheeko yar oo cajiib ah.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada