Daawo muqaalka:Qaraxii ar gagaxa lahaa oo ka dhacay magalada Nairobi ee xafada Somalida Qasaaro Fara badan Geestay Dig Niin Hadan Fadlan…

Daawo muqaalka:Qaraxii ar gagaxa lahaa oo ka dhacay magalada Nairobi ee xafada Somalida Qasaaro Fara badan Geestay Dig Niin Hadan Fadlan…

daajis.com:-Warbaahinta Kenya ayaa sheegtay in 6 qof ay dhinteen, tiro kalena ay dhaawacantay, ka dib qarax habeenkii xalay ahaa ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Dadkii dhaawacmay ayaa cusbitaalada loo qaaday. Sababta qaraxa keentay ayaan ilaa iyo hadda la ogaanin iyo waliba cida ka danbaysay.

Qaraxan ayaa yimid iyada oo Axaddii uu nin Kenya u dhashay uu ku dhintay qarax ka dhacay meel kale oo magaalada Nairobi ku taalla.


Riix Halkaan Ee Daawo muqaalka



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada