Daawo : Muuqaal Ku Saabsan Khaatumo oo Aad Uga Nixiyey Gaas Iyo Siilaanyo

Daawo : Muuqaal Ku Saabsan Khaatumo oo Aad Uga Nixiyey Gaas Iyo Siilaanyo

daajis.com:-Maamul Beeledka Somaliland ayaa siwayn uga xumaaday horumarka iyo Isku tashiga ay Bilaabeen Bulshowaynta deeeganada SSC oo garabsanaya Maamulkooda Khaatumo State Of Somalia.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Horumarka ay ku talaabsanayaan Deegaanada uu gacanta ku hayo maamulka Khaatumo ayaa waxaa walaac Xoogan ka Muujiyey Dhamaanba intii ka midaysnayd Fiker ah in deeganada Khaatumo Loo Diido horumarka Islamarkaana ay gacanta ugu jiraan maamul Beeleedyo kale.

Hadabana waxaanu halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij Xiiso badan oo Tv-ga Dawlada Soomaliya oo Ka diyaariyey Wufuudii Dawlada Somaaliya ee soo gaadhay deeganada Khatumo ee Isku tashaday, Sidoo kalaana waxaa Lagu soo bandhigayaa Hadaladii ay Jeediyeen Madaxda maamulka khaatumo State.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada