Daawo Sawirada:- Ciyaartoyda Bayer Munich Oo Soo Gaaray Manchester

Daawo Sawirada:- Ciyaartoyda Bayer Munich Oo Soo Gaaray Manchester

daajis.com:-Ciyaartoyda iyo shaqaaqlaha kooxda Bayer Munich ayaa soo gaaray magaalada Manchester ka hor kulanka adag ay cawada la leeyihiin Manchester United oo ay ka maqanyihiin xiddigo muhiim ah sida weeraryahanka reer Dutch Robin Van Persie.

Manchester United iyo Bayern Munich ayaa ah labba koox aan is iloobayn oo ay taarikihi dhex martay, waxeyna cawada ku kulmi doonan Old Trafford kulan ka tirsan wareega sideed dhamadka Champions League lugtiisa hore.











FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada