Daawo Sawirada:- Laba qarax oo caawa ka dhacay xaafadda Islii, Nairobi

Daawo Sawirada:- Laba qarax oo caawa ka dhacay xaafadda Islii, Nairobi

daajis.com:-Warar hordhac ah oo kasoo baxaya Laba Qarax oo goor dhow ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Naairobi ayaa sheegaya in ilaa 5 qof ay ku dhinteen in kabadan 20 kalena ay ku dhaawacmeen.

Qaraxyada saddexda ah ayaa ka dhacay xaafadda Islii gaar ahaan wadada 12-ka, iyadoo qaraxyada lala eegtay goobo maqaaxiyo iyo hotelka Diamond palaz.

Booliska magaalada Nairbo ee dalka Kenya ayaa gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay, iyadoo sidoo kale ay halkaasi tageen gawaarida gurmadka deg-degga oo halkaasi ka qaadaya dhaawacyada dadki ay wax yeeladu kasoo gaartay qaraxaasi.



Xaaladda degmaada Islii ayaa caawa ah mid aad u kacsan, iyadoo ay jirto cabsi soo food saartay Soomaalida ku nool xaafadaasi.


Sawirro iyo warra dheeraad ah goordhow ka eeg DAAJIS.COM

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada