Daawo Sawirada Markab dad badan siday oo saakay ku dagay Xeebaha Dalka Koonfurta Kuuriya

Daawo Sawirada Markab dad badan siday oo saakay ku dagay Xeebaha Dalka Koonfurta Kuuriya

daajis.com:-Markabka Nuuca rakaabka qaada oo waday ku dhawaad 500-qof ,ayaa saakay oo arbaca ah waxa uu ku dagay Xeebaha Dalka Koonfurta Kuuriya.

Waxaa socda gurmad lagu soo bad baadinayo Boqolaal qof oo la sheegay in ay saarnaayeen markaabkaasi xiliga uu shulku ku dhacayay , waxaana ilaa hada la xaqiijiyay geerida labo qof oo kamid ahaa rakaabkii saarnaa markabkaasi.
Dowlada Koonfurta Kuuriya ayaa xaqiijisay geerida laba qof , Dowlada ayaana sheegtay in in dad ka badan 300-qof laga soo bad baadiyay markabkaasi ay saarnaayeen dad lagu qiyaasay ilaa 470- , waxaana jira wali dad la baadi goobayo nolol iyo geeri.
Markabkan Shilka ku dhacay ayaa ah mid gaadiidka iyo shacabka u kala daabula Wadanka Kuuriya Koonfureed iyo jasiirada Jeju, waxaana wali si rasmi ah loo ogeyn cilada keentay shilkaasi.


















FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada