Daawo Sawirada:- Xabsiga Dhaxe ee Magaalada Xamar oo dib u dayactir balaaran lagu sameenayo

Daawo Sawirada:- Xabsiga Dhaxe ee Magaalada Xamar oo dib u dayactir balaaran lagu sameenayo

daajis.com:-Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe dib u dayactir loogu sameenayo Xabsiga Dhaxe ee Magaalada Xamar, uu wali ka muuqdo bur bur xoogan uu sababay dagaaladii sukeeye ee dalka ka dhacay.

kulan looga arinsanayay sida dib u dayactir loogu sameyn lahaa xasbiga Dhaxe waxaa Maanta Wasaarada Garsoorka la qaadatay ganacsato, Hay’adaha samafalka, culi’maa’udiin, waxgarad ,waxaana kulankaasi goob joog ka ahaa xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa muddadii uu socday waxaa looga hadlay sidii xabsiga dhexe ee Xamar looga hirgelin lahaa mashaariicyo kala duwan, islamarkanaana looga hadlay sida xabsiga dib u dayactir xoogan loogu sameyn lahaa, iyadoo intii uu kulanka lagu soo bandhigay naqshad ku aadan sida dib u habeyn loogu sameyn karo xabsiga.

Masuuliyiin katirsan Wasaarada Garsoorka ayaa sheegay in Xabsiga dhaxe ee Xamar bur burka kas akow uu ka jiro dhibaatooyin xoogan oo heesato maxaabiista xabsigaasi ku xiran , kuwaa oo la sheegay in qaarkood xaalad nolol xumo in ay ugu dhinteen.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada