Pogba Oo Bianconeri Ku Sii Dhaweeyay Hanashada Horyaalka Serie A.

Pogba Oo Bianconeri Ku Sii Dhaweeyay Hanashada Horyaalka Serie A.

daajis.com:-Juventus ayaa inti hore ugasi dhawaaneysa inay hanato horyaalka SERIE A kadib marki gool iyo waxba ay uga badisay Bologna oo marti ugu ehed Turin, wiilasha Antonio Conte ayaa dhulka dhinac udhigi waayey Rossoblu illaa daqiiqadi 64ad, markaso ciyaaryahanka qaranka France Paul Pogba uu goolka kaso toogtay banaanka xirada diilinta ganaaxa, darbo kulul oo si xawli ku agmartay midigta Curci ayaa kashanqartay shabaqa.


Pogba ayey tahay markii 7aad uu shabaqa so taabto horyaalka SERIE A xilli ciyaaredkan, goolka kaliya ayaa uga filnaa kooxda Bianconer inay 3da dhibcood ee muhiim ugu ah horyaalka ay kudilato garoonkeeda.
Bianconeri ayaa guushan dhibcaheeda kusi darsaneeso, iyado 11-dhibcod markan hogaanka uga qabatay Roma walow ay caawa booqan doonto Fiorantina.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada