Daawo Video:- Gabar Haada ku ugaarsato oo lala yaabay+ Sawirro

Daawo Video:- Gabar Haada ku ugaarsato oo lala yaabay+ Sawirro

daajis.com:-Gabar13 jir u dhalatay dalka Mangolia oo muuqaaladeeda ku faafay warbaahinta Internet-ka caalamka ayaa noqdeen wax lala yaabo, iyadoo Haada u adeegsato xilliga qaboobaha oo heerkulku ka kor maro 40 darajo (-40C) iney wax ku ugaarsato.

Gabadhan yar iyo Haada ayaa xiriir wanaagsan ka dhaxeeya, qaabka ay u adeegsato, waxayna tani meesha ka saareysaa in caruurta qaarkood aysan ka cabsan haada.

Qowmiyada ay gabdhan ka dhalatay ee Kazakhs ee degan buuraha Mangolia ayaa ah kuwa kaliya ee dunida ku nool ee haada u adeegsada iney wax ku ugaarsadaan.

DAAWO VIDEO IYO SAWIRRO

 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada