DAAWO VIDEO:- Kenya oo Soomaalida ugu baaqday inay si nabad ah ku tagaan Kasarani

DAAWO VIDEO:- Kenya oo Soomaalida ugu baaqday inay si nabad ah ku tagaan Kasarani

daajis.com:-Taliska Ciidamada Booliiska Kenya ayaa ugu baaqay dadka Soomaalida ee Qaxootiga iyo kuwa aan haysan sharciga dalkaasi inay si nabad ah ku tagaan garoonka Kasarani oo ah halka la isugu geeyay dadkii lagu qabqabtay howlgalkii Islii.

Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Kamukunji ee Islii Kamukunji George Natembeya ayaa sheegay in haddii ay si nabad ah ku tagaan Kasaraani ay ka badbaadayaan Soomaalida in la xiro ama la dhibaateeyo.

Wuxuu sheegay Taliyaha in kuwa ka diiwaan gashan xerooyinka Qaxootiga loo daabuli doono halka ay ka diiwaan gashan yihiin, halka kuwa sharci darada loo masaafurin doono dalkooda Somalia.


Dowladda Kenya ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulantay qaabka ay ula dhaqmeyso dadka Soomaaliyeed ee dalkeeda ku nool, iyadoo ay beenisay in xadgudubyo ay u geysteen dadka ay howlgalka ku qabqabteen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada